U istaag Dadka iyo dalka

BARNAAMIJKA UISTAAG DADKA IYO DALKA MA AHA SIYAASAD QAFNA LAGUMA TAAGEERAAYO QAFNA LAGUMA EEDEYNAYO FADLAN HA U ISTICMAALIN SIYAASAD.

DANTA GUUD:

Dib udhiska iyo wanaajinta Danta Guud

Codka: Codka xaqa ah ee lagu taageerayo midnimada qaran, dhoorida qaran iyo Hormar ku saleeysan Nabad buuxda – Danta Guud

 Fikirka: Fikirka saliimka ah eeku mideysan Danta Guud

Dadaal: Dadaal lagu gaaraya Danta Guud, kahor imaanaya wax walboo dhibaata ku ah Danta Guud

Joojinta Danaha qaaska ah:

Xoojinta iyo kor uqaadista Codka Shacabka Soomaaliyeed ee looga hortagayo Danaha qaaska ah

Mideynta fikirka Danta Guud ee lagu diidaya Danaha qaaska ah iyo u isticmaalida shacabka Dana Qaas ah.

Mideynta Dadaalka Danta Guud ee lagu joojinayo Danaha qaaska ah, lagu dhisayo, laguna fulinayo sharciyada diidaya Danaha Qaaska ah.

Joojinta qabyaalada, isla xisaabtan la,aanta, musuqmaasuqa, dowlad xumida, dimuqraadiyad la,aanta, dhaqaalo xumida:

Isku xerka Codadka shacabka Soomaaliyeed lagu joojinayo qabyaalada, isla xisaabtan la,aanta, musuqmaasuqa, dowlad xumida, dimuqraadiyad la,aanta, dhaqaalo xumida

Dhisida iyo Mideynta Fikirka Danta Guud ee lagu joojinaya qabyaalada, isla xisaabtan la,aanta, musuqmaasuqa, dowlad xumida, dimuqraadiyad la,aanta, dhaqaalo xumida

Dadaalka lagu gaaraya Dan Guud ee lagu joojinayo qabyaalada, isla xisaabtan la,aanta, musuqmaasuqa, dowlad xumida, dimuqraadiyad la,aanta, dhaqaalo xumida.

Isku xernaanshaha shacabka:

abuurista isku xernaasho shacabka ee joogta ah ee ujeedku yahay DANTA GUUD (dhoorista ayaaha shacabka iyo wadanka)

hadaan codkeena mideyneyno , dadaadlkeena mideyneyno , fikirkeena na mideyneyno shacab ahaana maqalsiineyno hogaamiyayaasha maanta jiro in aanan diyaar u aheyn marnaba in dhibaato kale ay dhacdo , wadankana gadaal u noqdo , dadkana dhibaato loo geysan Hubaal meel sare ayaynu gaareyna

Translate »