U ISTAAG DADKA IYO DALKA

Barnaaijka U Istaag Dadka Iyo Dalka Waa Barnaamij Dan-Guud Uu Leeyahay Shaqsi Walba Ee Soomaliya Kuna Diidayo Codkiisa Fikir Kiisa Iyo Dadaalkisa Adag In Dadka Iyo Dalka Dhibaato Loo Geesto Ku Taageeraya Codkiisa, Figirkiisa Iyo Dadaalkiisa Nabad Iyo Hormar.

BAAQA BULSHADA

“Muhiimada Koowaad Waa Dadka Iyo Dalka Ee Maaha Rabida Ama Danaha Uu Leeyahay Shaqsi Qaas Ah”

Baaqa Bulshada Ee Ku Aaddan Qilaafadka Doorashoyinka

“Muhiimada Waxeey Tahay In Loo Turo Dadka Iyo Dalka Dhibaateesan Ee Aan Ka Fogaano Dana Qaasa”

Khilaaf Waan Aragnay In Nagu Filan Hadda Waa Nabad....

Dantu Waxeey Noogu Wada Jirtaa In Aan Ka Shaqeyno Horumarka Dadka Iyo Dalka

Qilaafadka Siyaasadeed Waa La Xalin Karaa

Guusheeyna Waxeey Ku Jritaa In Codadkeena Iyo Dadaalkeena Aan Ku Diidno Dhibaato Walba Eek U Dhaceysa Dadka Iyo Dalka

Baaqa Haweenka Soomaaliyeed

“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”

Baaqa dhallinyarada

 “ Qof Walba Shaqsi Soomaliyeed Ah Waxaa Xil Ka Saaranyahay In Uu Dhooro Dadkiisa Iyo Dalkiisa”

Fadlan Muwaadin u istaag Dadkaaga iyo Dalkaga 

Shaqsi walba oo Soomaali ah waxa ay masuuliyad ka saarantahay dhowrista Dadkiisa iyo dalkiisa , in ay hagaaagto dantaada gaarka ah waxa ay ku xiran tahay hagaagida danta guud.

Fadlan Siyaasada ha u isticmaalin Dagaal ee u isticmaal  ilaalinta nabada 

Wadanka anaga ayaa iska leh in aynu wanaagiisa ka shaqeyno na waajib ayay inagu tahay fadlan muwaadin u istaag dadkaaga iyo dalkaaga 

Dalka iyo dadka waxa uu u baahan yahay hiilo ee uma baahna burbur fadlan muwaadin uistaag dadkaaga iyo dalkaaga 

Muwaadin nabadu waa danteyda , dantaada iyo dhamaan danta dadka iyo dalka . fadlan muwaadin u istaag dadkaaga iyo dalkaga .

Nabadu waa furaha Nolosha Nabad la’aan waa Nolo la’aan fadlan muwaadin u istaag dadkaaga iyo dalkaaga

              Nabadu waa sheyga kaliya ee ku sii jiri karo ganacsigeena ,                 fadlan muwaadin u istaag dadkaga iyo dalkaaga 

BAAQA HAWEENKA SOOMAALIYEED ​

“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”

Baaqa Qeyabha BULSHADA

“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”
1cbfe9bc-6564-4914-8a8e-ffbf738f254c

“ Qof Walba Waxa Uu Helaaya Wanaag Iyo Barwaaqo Hadii Fikirkeynu Yahay Danta Dadka Iyo Dalka”

“MUHIIMADA KOOWAAD WAA DADKA IYO DALKA EE MAAHA RABIDA AMA DANAHA UU LEEYAHAY SHAQSI QAAS AH”