“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”
“ Qof Walba Shaqsi Soomaliyeed Ah Waxaa Xil Ka Saaranyahay In Uu Dhooro Dadkiisa Iyo Dalkiisa”
Fadlan Muwaadin u istaag Dadkaaga iyo Dalkaga
Shaqsi walba oo Soomaali ah waxa ay masuuliyad ka saarantahay dhowrista Dadkiisa iyo dalkiisa , in ay hagaaagto dantaada gaarka ah waxa ay ku xiran tahay hagaagida danta guud.
Fadlan Siyaasada ha u isticmaalin Dagaal ee u isticmaal ilaalinta nabada
Wadanka anaga ayaa iska leh in aynu wanaagiisa ka shaqeyno na waajib ayay inagu tahay fadlan muwaadin u istaag dadkaaga iyo dalkaaga
Dalka iyo dadka waxa uu u baahan yahay hiilo ee uma baahna burbur fadlan muwaadin uistaag dadkaaga iyo dalkaaga
Nabadu waa sheyga kaliya ee ku sii jiri karo ganacsigeena , fadlan muwaadin u istaag dadkaga iyo dalkaaga
BAAQA HAWEENKA SOOMAALIYEED
“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”
Baaqa Qeyabha BULSHADA
“ Ogoow Waxaa Jira Caruur, Hablo, Dhalinyro Iyo Waayeel Lamida Kuwa Aad Dhashay Ama Kula Dhashay Ama Ku Dhalay Ee Dhibaateesan Aanana Qaadi Karin Dhibaato Kale”